Info
Channelkan Waxanu ugu talogalnay in dhalinyarada soomaliyed ay ka bartan Tiknolojiyada(Technology). Waxanu kuso gudbina Arrimaha la xidhiidha tiknolojiyada sida Computer-ka, Cyber Security, Networking, Programming, Maclumaadada Talefanada la Xidhiidha iyo Barnaamijtoda, Sida Loo Isticmalo Softwareska iyo waxyabo badan o la xidhiidha Mawduucyadasi. Waxyabahasi o dhan waxa dhalinyarada logu sharaxaya si Fudud, Afsomali ah, qofkastana fahmi karo. Hada nagu cusub tahay Naguso biir, Lana. wadaag Asxaabtada
MAHADSANID.
Waxad nagala so xidiidhi karta emailkena teamktechsomali@proton.me waxanu idinku so jawabi donaa 48 saac gudahood InshaAllah.
Tags
Stats
Joined Invalid Date
0 total views
Featured video